keskiviikko 25. kesäkuuta 2008

Sawirada tolka

Waxaa shir aad iyo aad loo soo agaasimay isugu yimid xubnaha iyo gudiga jaaliyada Hiiraan Community. Shirkaas waxaa uu ka kala dhacay Helsinki iyo Vantaa.